Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Nabadoon caan ah oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho caasimada Somalia sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray. Nabadoon Muumin Cabdi Fiidow (Muumin Giriig) ayaa waxaa rasaas ku furay rag bastoolado ku hubeysan oo weerar ku soo qaaday xili uu ku sugnaa degmada Hodan. Marxuumka ayaa isla … Continue reading Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya